Welcome to dukaanka Somali-Dirac-Online!
Ku soo dhawaada dukaanka Dirac Somali Shop (xarago). Waa online shop-kii oogu horeeyey wadanka Jarmalka. Dukaankan waxaa laga helaa, labiskii oogu dambeeyay oo Diracyo (Duruuc) ah.
Somali-Dirac waxaad ka heleysaa dharkii dumarka oo kala ah: bac weyne cusub, gorgorad, garbasaar, guntiino.
Somali-Dirac-online waxee idiin leedahay ku soo dhawaada gacmo furan.
Xarago – Labbis ay samaysay Somali-Dirac
Hadday noqoto aroosyada, xafladaha, guriga ama dibadda; Dukaankan internetka waxaad ka heli kartaa wax kasta oo qalbigaagu rabo. Halkan waxaa ah xul ka mid ah dhaqanka Soomaalida: Dirac Somali, Baati, Gorgorad, Garbasaar, Guntiino, Abaayad, Qammar/Shaal, Canbuur iwm.
Sida labiska xafladaha, ama labiska arooska ama xitaa caruusada labiskeeda, dukaankan waxaad ka heli doontaa habka saxda ah ee kuugu haboon.